Ganacsatada Soomaalida ee Imaaratka ka ganacsada intooda badan waxay dalka ku joogan sharciyo shisheeye haba ugu badnaadan baasaboorka Itoobiyaanka, iyagoo weliba lacago ku bixiya bil kasta mashaariicda horumarineed ee Itoobiya.
Tan kale waan aragnaa madaxda dowladda Soomaalida oo booqanaaya dalal kala duwan inkastoo aanaan arag madaxda oo ay dhinac socdaan ganacsato doonaaya inay dalalka xidhiidh ganacsi la yeeshan.
Waa in la helaa ganacsato dowladda dhinac socda oo xidhiidho ganacsi la sameeysta dalalka dunida kana faa’iideysta dekeddaha dalkooda iyo xeebta dheer ee aan haysano.
Ganacsatada Soomaaliyeed waa inay ka gudbaan gacan labaadka iyo isku xirka hal waddan
Shirkaddaha Imaaratku sababta ay u doonayaan inay la wareegan dekeddaha geeska Afrika iyo Yemen waa in lagu xirnaado ganacsiga dalkooda lana hoos fadhiyo ganacsatadooda.
Waa in ganacsatada Soomaaliyeed samaystaan iskaashi dhexdooda dalkooda maalgeliyaan, shacbigooda u naxariistaan, dowladdoodana garab istaagan iyaguna dowladda la helaan dhiirigelin.
Ugu dambayn, waxaan maqlay in qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee Imaaratku billaabeen inay dhexdooda is jaasuusan oo hay’addaha sirdoonka dalka isku gudbiyaan taasina waa dulinimo, sidoo kale waxaad samaysaa berri waa kuwa ku sugaaya.
Og. Carabtu ma kala jecla qofka boqol sanno u addeegaayay iyo kan shalay u yimid, waa danleey ee danta dalkiina, dadkiina iyo diintiina oo aan oggolayn is basaasida raaca Soomaaliyeey.

0 Comments