Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Fa’iidoyinka ‘’Miro guduud’’ Strawberry


Wax ka ogow waxtarka iyo faa'iidada geedka miro guduud ama strawberry oo qaarkood aan halkaan idiinku soo gudbin





Xaquuqda Sawirka © red150770/stock.adobe.com

1. Wuxu ka hor'taga kansarka

2. Wuxu u fiican yahay dadka sonkorta qaba

3. Wuxu dejiyaa dhiig-karka

4. Wuxu u wanaagsan yahay indhaha

5. Wuxu u fiican yahay kaadi heysta iyo keliya

6. Wuxu u wanaagsan yahay fuuq baxa ama shubanka

7. Wuxu ka qeyb ka qaata dhalalka ilkaha

8. Wuxu u wanaagsan yahay hab dhiska ilmo galeenka

10. Wuxuu qurxiya maqaarka jirka

11. Wuxu u yareeya xanuunka caado wareerka

12. Wuxu saacida dheef shiidka

13. Wuxu dhisa unugyada dhiiga cad & cas.



Yusuf Ali Adam

Yusufaliadam@hotmail.com 

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement