Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Tacsi


Annigoo ah Yuusuf Cali Aadam waxaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa saaxxiibkay Bisle Xassan Maxamed oo Aabbihiis Ambasadoor Xassan Maxamed Siyaad Barre AUN
ku geeriyooday magaalada Masqad ee dalka Cumaan, Waxaan Eebbe uga baryaaya marxuumka janatul farduusa inuu ka waraabiyo, Bisle iyo dhammaan qoyska reer Maxamed Siyaad Barrena u samir iyo iimaan ka siiyo.

Ka Timid Yuusuf Cali Aadam 

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement