Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Eebbe ha U Naxariisto Walaalkay Cabdicasiis Jabaan.

Image result for bosasoInnaa lillahi waa innaa ilayhi rajicuun  waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Eedaday Xaliimo Aadam Ciise oo wiilkeedii CabdiCasiis Jabaan lagu dilay habeennimadii xalay magaalada Boosaaso.




Cabdicasiis iyo wiil kale oo dhallinyaro ah ayaa lagu toogtay suuqa magaalada Boosaaso, kooxahii dilka geystay ayay ciidamada maamulka Puntland sheegeen inay goobta ka baxsadeen...

Inta badan dilalka ka dhaca deegaannada Puntland ayaa la sheega inay ka dambeeyaan kooxda Alshabaab, inkastoo aysan meesha ka maqnayn dilalka horjoogeyaasha maamulka Puntland sida dhumaalaysiga ah u fuliyaan.

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement