Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Maamulka Puntland iyo kufsiga xargo goostay.

Waxaa u sababa kufsiga xargo goostay ee deegaannada maamulka Puntland ku soo noqnoqday waa inuu dembiilahu ogyahay inuu helaayo qabiil shafka u gaaaaca,
ninka wax kufsanayaa hadduu ogyahay dembigu galaayo cuqaabtiisa  Puntland kama noqdeen kufsigu tusbax afka laga furay.

Carruurta yaryar kuwa kufsaday hooyo uur leh ama qof waayeela midna dhaafi maayaan, maamulka meesha ka jiraana waaba mid ka macaasha dhibaatada dadka.


Waxaanba maqlay wasaaraddaha haweenka iyo caafimaadka ee maamulka Puntland waxay NGO'yo iyo hay'addo kaga helaan lacago kufsiga haweenka deegaannada ku nool, oo waaba suuq ganacsi.

24-kii saac ee ugu dambeeyay labo haween ah oo midii uur lahayd ayaa lagu kala kufsaday magaalooyinka Garoowe iyo Burtinle.

Haweenta uurka lahayd ayaa la sheegay inay 34 sanno jir ahayd. 

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement