Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa iska khuseeya sheekada xariga Muuse Suudi Yalaxow iyo Qaraxyada Muqdisho

Horta warka ku saabsan in weerar lagu yahay xildhibaan aqalka sare Muuse Suudi Yalaxow waa mid ka yimid dhinaca Farmaanjo ama Khayre,
cida warka laga helay ama soo gudbisana waa qof ka hawlgala xafiisyada madaxda sare, balse ma filaayo inay weerar ku qaadi doonnaan Muuse Suudi ee waxaan is leeyahay waa qorshe lagu doonaayo in dadka lagu mashquuliyo maalmo.

https://youtu.be/ZjzqjEzQLOI Madaxda sare waxay ku fashilmeen sugidda ammaanka caasimada Muqdisho, mushaharaadka ciidanka, caafimaadka, waxbarashada, Iwm, waana koox fahantay sida dadwaynaha loo mashquuliyo.

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement