Madax adayg iyo xoog hore ayaa Soomaali u diidday, mana filaayo in xilligan ay Soomaaliya ka soconayso.
Ilaalinta dastuurka, dhowrida sharciga, tixgelinta mudanayaasha baarlamaanku waa sharci lagama gudbaan ah.
Handadaada, aflagaaddada iyo ceebaynta mudanayaashii shalay madaxwaynaha doortay waa mid dhaawac ku ah qarannimada Soomaaliyeed iyo jiritaanka demqoraadiyadda curdinka ah ee Soomaaliya.
Farmaanjo waxaa la gudboon inuu xilka si nabdoon uga dego oo iscasilo ama u baarlamaanka sharafta leh hortago oo u garnaqsado.
Intaas wixii ka soo haraa waa wixii hore Soomaaliya u burburiyay mana filaayo ruux caaqil ahi doonaayo in dib loogu noqdo.
Xilka la igama qaadi karo, mooshin iyo isla xisaabtan ma oggoli, maaha hannaankii Farmaanjo lagu doortay, sidoo kale madaxwaynahu waa inuu oggaada in sifo demqoraadi ah kursiga ku helay ee uusan khasab ku imaan.
Shacabka Soomaaliyeed waxaa xil ka saaran yahay ilaalinta waddankooda iyo u hiilinta sharciga.
Madaxda dalkana waxaa laga rabaa bisayl siyaasaddeed, xaqdhowrida demqoraadiyadda cusub iyo weliba ilaalinta sharciga, mindi; mindi ku taagna waddan laguma maamuli karo.

0 Comments