Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Cali Akhwaan Oo Nabad ku baaqay

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cali Warsame oo ku magac dheer (Cali Akhwaan) ayaa isagoo ku sugan
magaalada Gaalkacayo wuxuu sheegay in Puntland diyaar u tahay wada hadal nabadeed oo ku sabsan arrinta Gaalkacayo in kasta oo uusan sheegin inuu Galmudug la kulmi doonan hadana wuxuu yidhi ''Cid kasta oo nabada rabta waan kala hadleyna...'' Sidoo kale wuxuu sheegay in cidi dagaal iyo fitno abuurta iyadu ku gubaneyso waa siduu hadalka u yidhi 

Wuxuu sheegay in gobolka Mudug dhib badan ka dhacday dagaalo badana lagu galay, dadka deegaanka wada degan oo u sheegay inay yahiin dad walaal ahna wuxuu sheegay inay doonin nabad isagoo meesha ka saaray wax dagaal ama coolad ah


Cali Akhwaan wuxuu kale oo sheegay in garoonka gaalkacayo u furan yahay labada dhinac ee wada degan Gaalkacayo. 

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement