Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Diinta & qabiilka kuma awood badan ???

Marka la fiiriyo ‪‎Somalia‬ waxaa awooda leh qabiilka, diinta isaga ka xoog weyn

"Qof Soomaaliya illaahay dartii inuu kugu cafiyo macquul ma aha, balse inu qabiilkaaga dartii kugu cafiyo taasi waa sharci.."

"In qabiil lagaga cabsada waa macquul, balse in lagugu nabadgeliya diin darteed ma dhici karto taasi..."

Macquul in qabiil lagugu ixtiraamo Soomaaliya dhexdeeda, balse diin darteed aan lagaga cabsan....
Nin Masiixi ah ayaa igu yidhi "Hargeysa ayaa Hooyaday & Aabbahay joogan, sanad waliba waan u taaga.." markaasan idhi "War miyaad ka cabsan in lagu dilo???" Intuu qosol ka leexday ayuu yidhi "Ma laangaab ayaa ii heysata, Nin ***** ayaan ahay..."

Wadaad leh war illaahay ka baqa oo ha ii dilina, ayaa xabad lagu dhuftaa..... haduu lakiin qabiil sare ahaan laha oo dhihi laha Ma anigoo reer hebel ah cid la hadli lahayd ma jirto

Hadii aad 1,000 Soomaaliya disho oo qabiil sare ka dhalatay cid wax ku weydiin ma leh, balse hada qabiil masakiin ka dhalatay oo hal nin sii kama ama ula-kac aheyn u disho waa lagu toogan weliba adigoo bahdilan
Qabiilka ayaa ka awood badan diinta

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement