Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Cabdiqeybdiid !!!!! 25 waa xiray, 28 waa furay

Walaalaheena ‪ ‎Puntland‬ Arrintoodu Alamtaara waa soo dhaaftay, Orgigu oohinta ka weyn ayaa la yirahdaa....''


Madaxweynaha Galmudug‬ ayaa shir jaraa'id oo u ku qabtay magaalada‪ Gaalkacayo‬ wuxuu sheegay in maamulka galmudug la laabtay xayiradii diyaaradaha ay ku soo rogeen waa siduu hadalka u dhigay, kaddib markii maamulka Puntland ficilo qar iska xoornimo ah suubiyey waa siduu hadalka u dhigee...

Sababaha ay ulaa laabteen ayuu ku sheegay

Kow wuxuu sheegay daneen la'aanta khasaaraha iyo dhibaatada ka imaneysa diyaaradaha hadii la soo rido ee reer Puntland ka muuqda siduu hadalka u yidhi Iyo Coolad hurinta ka muuqata

Labo wuxuu sheegay codsi dowladda Federaalka ‪‎Somalia‬ soo jeedisay oo ra'iisal wasaarahu soo jeediyey oo arrinta kaga codsaday siduu hadalka u dhigay, iyo codsi hay'daha calaamiga ah iyo codsi aragtida dhibaatada abaaraha gobolada dhexe iyo xaaladaha deegaanada ay ku sugan yahiin sidaa u hadalka u yidhi, Wuxuu sheegay oo kale in ay u turin dadka magaalada gaalkacayo abaarta iyo qaxa xilliga ka dhalan kara dagaal ka dhaca , wuxuu sheegay in dhibaato ku imaneyso hadii lagu kor diriro arrimaha iyo kuwa la mid ah ayaan u joojinay dagaal ayuu yidhi
CabdiQeybdiid wuxuu ka codsaday Bulshada Calaamka iyo Dowladda Soomaaliya, wafdi arrinta xaqiiqo raadin noqda, isagoo is weydiiyey Yaa garoonada xaq u leh yaa awood u leh inay joojiyan safarada dadka qaar Iwm .. wuxuu codsaday in arrinta wafdi degdeg ah loo soo diro sii loo helo wada hadal labada dhinac ah ayuu yidhi

Wuxuu kale oo ku eedeyey Puntland inay ciidamo soo gelisay magaalada Gaalkacayo isagoo sheegay in Puntland ujeedada arrinta ka leedahay tahay in dagaal iyo coolad ka abuurto dadka walaalka ah iyo weliba fashil ay la raadin shirkii gobolada dhexe ee Mudug‬ Iyo ‪‎Galguduud‬.... Wuxuu sheegay in Cabdiweli ‪‎Gaas‬ oo nin ilbax ah uu u heysta maanta laga celcelinayo qoriga, balse wuxuu sheegay wixii arrinta ka dambeyn iyo waxay noqon in la wada arko oo Soomaalidu wada aragto, isagoo sidoo kale sheegay in maamulkiisu xabad ku ridi doonin diyaaradaha balse la wada joogo magaalada oo la isla arki doono xaalku siduu ku dambeyn





Yusufcali@outlook.com 

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement