Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Maraykanka ''Ciidan ilaa 120 ayaa naga jooga Soomaaliya''

 Dowladda Maraykanka ayaa markii ugu horeysay qiratay in ciidamo ka joogan dalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007-dii

 

Saraakiil Maraykan ah, ayaa wakaaladda wararka ee #Reuters u sheegay in ciidamo yar oo Maraykan ah oo ay ka mid yihiin ciidamada howl-gallada gaarka ah ay talo bixin iyo adeegyo kale ka wadeen qaybo kala geddisan oo ka tirsan Soomaaliya

 

Maraykanka, ayaa haatan sii xoojinaya xiriirkiisa diblomaasiyadeed iyo kan milatari ee Soomaaliya, iyadoo ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ay wadaan dagaal ka dhan ah kooxda islaamiga ah ee #AlShabaab

 

Midowga Yurub, ayaa sidoo kale tababar milatari siiya ciidamada Soomaaliya

 

 

 

BBCSomali+Reuters+YusufCali

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement