Waxa la yidhi nin ka soo jeeda dalkeena #Somalia ayaa horseed u noqday in dalka ingiriiska #UK laga joojiyo qaadka/jaadka, ma xuma waa sharaf & qiimo u soo hooyatay shaqsi ka mid ah dadkeena
Lakiin su'aal ayaa meesha taala??? Ingiriisku qaadka ma Soomaalida cunta ayuu dartood u joojiyay mise khatar ku soo socota dadkiisa ayuu arkay???
Kuma tahay adigu ???
Waxan ahay Soomaali dhalad ah...
Dalkaaga dhibaaada qaadka ka soo gaarta, iyo tan Ingiriiska ka soo gaarta tuma xanuun badan???
Xaqiiq, hubaal Soomaaliya
Qoysas badan ayuu qaadku kala diray dalkeena, Aabayaal badan ayaa ubadkoodii caana boodhahii la siib jiray lacagtiisi jaad ku cunay, kuwa badan ayaa shaxaad & tuugsi la farsameeyey ku nool iyagoonba hami guur iwm aanba ku jirin, kuwa ku leh Qaadka ayaaba hooyo & aabe noo ah...kuwa kale ayaa ku leh Xaaskeygu waa qaadkan...
Lacag malayiin lagu qiyaaso ayaa maalin waliba noga baxda qaadka, halka boqolaal u dhintan, cuduro u sababo sidaa kuwa kilyaha & caloosha qabsiino ku dhaca
Waxan u baahan nahay badbaadin dhab ah, dalkeena & dadkeena ayaana ah kuwa u baahan ka wacyi-gelinta dhibaatada inaa heystaa ee ah qaadkan xiita masuul & culimo aan ka tegin
Inagu ma nahin Ingiriis ama reer galbeed waxan nahay Soomaali inaga ayaana u baahan inaan dhibaatada jaadka ka baxno halkii aan dad kale u fa'iideyn lahayn
Qof waliba dunidan waxa u ku faana waxa u dadkiisa iyo dalkiisa u qabtay, hadaba dalkeena & dadkeenu waa kuwa sugin Muwadiniinta ka soo jeeda ma sugayan nin dibada uga yimada....

0 Comments