Nin u dhashay dalka Nigeria oo sheegay in aanu
aaminsanayn Alle ayaa ka baxay isbitaalka lagu daweeyo dadka qabo
cudurrada dhimirka oo ay ehelkiisu geeyeen
Hay'adda ayaa sheegtay in Mubaarak Bala la sii daayay kaddib markii uu isbitaalka lagu hayay uu shaqadii joojiyay.
Waxaa la sheegay in si qasab ah loo daweeyay, laguna qasbay in uu isbitaalka joogo 18 maalmood.
Arrintani waxa ay ka dhacday magaalada Kanu oo ku taalla waqooyiga Nigeria
Qoyska ninkaasi ayaa shegay in ay isbitaalka u geeyeen cabsi ay ka qabaan in waxyeelo loo geysto maadaama oo uu meel bulsho ah ka qiray in uusan aaminsanayn Allah
Xigaasho - BBC Somali
0 Comments