Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Guurka Ilhaam Cumar Iyo Tim Mynett.

Tan iyo markii ay boggeeda Instagram ku daabacday xildhibaanad Ilhaam Cumar sawir iyo farriin ay ku sheegayso inay la aqalgashay Tim Mynett. Waxxaa boggaga arrimaha bulshada ee Soomaalidu isticmaasho lagu arkayaa dadyow Soomaaliyeed oo ka falcelin  guurka Ilhaam iyo seygeeda cusub.. 


Waxaa la soo weriyaa in gumeystihii Ingiriisku markuu ku guulaha ka gaadhay dagaalkii labaad ee reer Galbeedka, inay askartii gumeystihii Ingiriisku ka dalbadeen abwaan Maxamed Nuur Laangadhe inuu maanso ka tiriyo guulaha Ingiriisku ka gaadhay dagaalka.

Markaasu Abwaanku yidhi: "Mar haddaan gurigaya gidhligaanka gariiriyo garnayl loola tagaynin Iglan baa gubanaysa maxaa iiga gidhiisha... ". Hadda innaga (Soomaali) maxaa innooga gadhiisha qof aan dalkeenna iyo dadkeenna midna metelin guurkiisa iyo aamminkiisa!! Faduulow maxaa Berbera ku keenay? dee faduul!!!!. 

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement