Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Waa Kuwew Mucaaradka Mustafa Cumar?


Qof ehelkiisa la xasuuqay, kuwa gabdhahoodii hortooda lagu kufsaday, qaar xabsi ku xirnaa muddo dheer, kuwa oontii laga jaray, iyo kuwa hadalba loo diidday, maanta waa
mucaaradka Mustafa Cumar, waxaana ay u sacaba tumaayaan Cabdi Iley-gii dhibaateeyey iyo saaxxiibadii. 



Madaxwayne Mustafa Cagjar waxaan leeyahay dadku waxay u baahan yihiin daryeel caafimaad ee xorriyad keliya uma baahna, adiga iyo maamulkaagu sida aad ugu dadasheen maan furka ummadda, ugu dadaala caafimaad qabkoodana. 


Waxaa la ii sheegay in qaar xirnaa 10 sanno ama ka badan oo u soo joogay ehelkooda ama saaxxiibadood oo hortooda lagu gowracaayo ama tacadiyo loogu gaysan in maamulka cusubi hal mar dadwaynaha ku soo fasaxay, siyaasada iyo tallada ummaddana la yidhi baaritaan la'aan ka qaybgela, taasina waxaa ka dhalan kara cawaaqib xumo. 


Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement