Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Deni Ma Ganacsade Dantiisa Eegtay Mise Nin Ganacsatada Puntland U Danneeyey?

Horjooge Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay soo saaray warsaxaafaddeed u ku joojiyay canshuur dhimistii loo samayn jiray shirkaddaha ay leeyihiin ganacsatada qaraabada la ah horjooge Cabdiwali Gaas.

Ganacsato badan ayaa dhibaato ku qabtay canshuur dhaafka loo samayn Jorah ganacsatada ay ehel waddaaga yihiin horjooge Cabdiwali Gaas.

Inkastoo horjooge Deni laftigiisa faa’iido ugu jirto joojinta canshuur dhaafka maamulkii horjooge Gaas samayn jiray, aana lagu qiimeyn karin marka la fiiriyo arrimaha horyaala iyo waxqabadka laga sugaayo, haddana waxaa la dhihi karaa markii dhinac laga eego waa  arrin soo dhowayn mudan. 


Balse waxay ceebi dhacaysaa markuu canshuur dhaafku ku eekado shirkaddaha ganacsi ee horjooge Deni  qaybta ku leeyahay ama ay qaraabada hoose yihiin, xaalkuna noqdo JugJug meeshaada joog.





Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement