Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Alkoolo Iyo AlItixaad Sidee Ku Heshiin Doonnaan?

Dad badanbaa iswaydiin kadib markii Axmed Karaash loo doortay madaxweyne ku xigeenka Puntland, sidee ku heshiin doonnaan Axmed Karaash oo ah nin caan
ku ah balwada noocyadeeda kala duwan iyo horjoogaha cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ah shaqsi fikirkii kooxdii AlIslaax (Firqo ka mid ah Ex-Alitixaad).

Puntland waxay noqotay meel ninkii ariga lagala quusto iyadu geela u dirsata.

Axmed Karaash wuxuu ka soo jeeda qabiilka Duulbahaante ee deggan gobolka lagu muransan yahay ee Sool.

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement