Xaquuqda gobolka Banaadir yaa diidday?
Hirshabeel yaa u diiddan inay ku shaqayso dekedda ceel-macaan iyo garoonka diyaaraddaha Cisaleey?
Hirshabeel yaa u diiddan inay ku shaqayso dekedda ceel-macaan iyo garoonka diyaaraddaha Cisaleey?
1. Gobolka Banaadir - Waxaan filaaya gobolka waxaa diiddan inuu xaquuqdiisa helo dad doonaya in 4.5 lagu qaybsado iyagoon deegaanka u dhalan, waana tan sababtay in xaquuqdiisa u waayo.
2. Hirshabeel - Waxaan filayaa waxaa u diidan waa rag ujeedooyin gaara wata, balse In loo diiddo inuu maamul gobolleedkaasi yeesho illo dhaqaale sida Puntland, Jubbaland iyo Somaliland iwm waxaan u arka inay tahay dagaal ka dhan ah maamulkaasi iyo cunaqabatayn la saarayo dadka deegaanka.
Waa inay shacabka iyo maamulka Hirshabeel helaan xaquuq la mid ah tan maamul gobolleedyada kale ee dalka.
Waa inay shacabka iyo maamulka Hirshabeel helaan xaquuq la mid ah tan maamul gobolleedyada kale ee dalka.
Ugu dambayn xilligan dadka Soomaaliyeed uma baahna inuu dib u noqdo ee wuxuu doonaya inuu hore u socdo, taasina waxay ku suurageli karta in dowladdu noqoto mid ummaddeeda u caddaalad samaysa
0 Comments