Gacal iyo sokeeya-ba guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu guur khayr, gurigiinnu guri negi guulloow ka yeel
Waxaan halkaan hambalyo uga diraya walaalkay Eng. Shaafici Yusuf Muuse Iyo Dumaashiday Filsan Yusuf Warsame oo arooskodu ka dhacay magaalada Bosaso ee gobolka Bari, Eebe aqalkiina ha ka dhigo mid dhammaystiran, wiilal dhiirran, gabdho dhowrsoon iyo Farxad aan dhammaad laheyn,
Reerkii lagu nastee
Lagu negaadee
Wada jiree Nabad-gala
Allahayow idinka yeel!
Hambalyo Ka timid - Yusuf Ali Adan
0 Comments