Faarax Sheekh Cabdiqaadir, halyeey taariikhda
Somalia ee weyn boos wanaagsan ka`gelin, Faarax waa dulmane dulmi lagu suubin balse dadnimo kaga booday, Faarax intaa neceb wa intaa diidan Soomaaliya oo awood badan, waa kuwa dhiiga masakiinta cuni jiray, waa kuwii dulmin jiray dadka itaalka_darran
Faarax waa hoggaamiyaha cadaalada iyo sinaanta luntay ee Soomaaliya horseedka u noqon soo celinteeda
Marna shaqsi xaqsoor iyo horumarka Soomaaliya doonaya ma ka hor iman karo Faarax Sheekh Ama kuwa nabada iyo horusocodka Soomaaliya doonin
Guuleyso fariidow faarax Gaar yoolka horseedka U gargaarin miskiinka U garaabi kan liita.

0 Comments