Dadka Puntland degan oo aha cadaalad sugayaal tan iyo 1998 Aasaskii
maamulka masiibada ku noqday nolosha dadka ilaa xilligan dadku waxay sugayaan hab isticmaalka hantida dadka ee maamulka meesha ka jira
Iyadoo aysanba jirin is-xisaabin ayaa haddana waxaa ku darsamay dhaqano aan hore loo aqoon, Dhaqanada xun xun ee xilligan soo if-baxay waxaa ka mid ah ''Dalxiis, Xaflado, Safaro, dhaqan xumo Iyo dumar laga bacmushtaro....''
Hantida dadka Puntland xilligan Hor-joogaha deegaanku wuxuu u adeegsan arrimo aad u qaldan oo ay ka mid tahay ku dalxiis ama damaashaad, waxaa taasi marqaati ka ah Booqashooyinka dhulka xeebaha iyo meelaha dalxiiska ku wacan ee Puntland, taasi waxaa dheer Xaflado dhaqan bedel ah oo mar weliba ka dhaca deegaanka kuwaas oo mar mar aad ka wiswisin waxyabaha lagu hayo
Safaro joogto ah oo aan la aqoon ujeedka rasmiga ah ee ka dambeeya, waxaa sii dheer intaasi ka ganacsi dumar iyo dhaqan xumo ka socota Madaxtooyada #Garoowe, Halkaasi waxaa lagu iibiya sidaa la ii sheegay gabdhaha yar yar ee 15 jirka ka hooseya ee magaalada degan ama kuwa banaanka laga keeno
Aaway Waxqabadkii ?
Aaway isxisaabintii ?
Aaway Garsoorkii iyo cadaaladii ?
Aaway ka fekerkii dalkan iyo dadkan ?
Aaway Eegistii Masakiinta dulman ?
Aaway Agoontii iyo dadkii itaalka darra ?
Waxaan filaya Cabdiweli #Gaas iyo kooxdiisu taasi xasuus uma leh, ee dalxiiska damaashaadka iyo safarka dhaqan xumidu la jirto ayaa ka mashquuliyey oo imaankii ka qaaday....!!!
Yusufcali@outlook.com
0 Comments