Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yemen Abdurabo mansour hadi ayaa ku qaabilay
Xafiiskiisa Safiirka Somalia u fadhiya dalka Yemen Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji oo waqtigiisi Safiirnimo dhamaystirtay
Madaxweynaha Yemen Md. Abdurabo Mansour ayaa u sheegay Safiirka wadanka walaalka ah ee Soomaaliya in waddankiisu (Yemen) garab istaagan tahay Soomaaliya
Ammaanka iyo xasiloonida Soomaaliya waa garab taagan nahay ayuu yidhi Madaxweynaha Yemen
Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji Danjiraha xilka ka tegin ee Soomaaliya ayuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Yemen ku Ammaanay dadaalkii u sameeyey intuu xilka hayay iyo hirgelin xiriir wanaagsan oo dhexmara labada dowladood Soomaaliya iyo Yemen iyo labada shacab ee walaalka ah, Wuxuu u rajeyey Amb. Ismaaciil Guul iyo Mustaqbal wanaagsan
Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa dhankiisa muujiyey sidaa u ugu faraxsan yahay Walaal Abdurabo sidaa u mar weliba u daryeel iyo danayn ugu suubiyo dowladda Soomaaliyeed iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo sidoo kale ku ammaanay Madaxweynaha Yemen taageerada ballaaran ee u mar weliba la garab istaagan yahay dadka iyo dowladda Soomaaliyeed, Sidoo kale Safiirku wuxuu aad u ammaanay dadaalka iyo isbedelka nabadeed ee waddanka Yemen.

0 Comments