Kadib burburki dawladi dheexe ee Somalia waxa lagaa dhaxlaay buur xoog leeh oo ku yimi taclinti wadanka gebi
ahaanbaa.Taclinta wadanku waxa aay aheed miid aad uu sareysaa ka hor burburki dawlaadi Somalia. Wadanku waxa uu lahaa manhaj u gooniya oo lagaa dhigi jiray dugsiyada hoose/dhexe iyo kuwa sare ee wadanka oo dhan.Jamacadaaha wadanku waxay ahaayen kuwa aad ugaa sareeya kuwa kaale ee ku yalaa qarada Africa. Taclinta lagaa dhigona aay aad uu sareysay kuwaaso logaa imaan jiraay wadama badan oo ku yaalaa adunka. Hadaba taclinta oo aheed miid aad uu horamarsan geyiga oo dhaan hadana wey jireen arday somaaliyed oo waxbarasho loogu dirijiraay wadama kale ee ku yalaa adunka lakiin micnaheedu maheen in taclintaa wadanku aay hoseeysay ee Somalida ayaa jeceel ineey bananka wax walbaa kaa doontaan.Iskulada waxa gacanta ku haaynjiray dawladi dhexe ee Soomaliya lakiin sidaaso aay tahay weeyn jireen Iskula sii gaar ah loo leeyahay lakiin wadanku waxa uu lahaa manhaj uu garaa ah oo lagu dhigo iskulada wadanka oo dhaan.dugsiyada hoose/dhexe iyo kuwa sare ee wadanka oo dhan waxa lagu dhigi jiraay Afsoomaliga. Bulshadaa miidka laadan iyo midka saboolka ah waxay xaaq uu laahaayeen tacliin lacag laan ah dugsiga hoose ilaa jamacad. Horumarka waxaa sal iyo aasaas u ah tacliin oo haddii la waayo ay adagtahay in la gaaro wax horumar ah.Wadanka waxa ku yaala Iskuula aad uu badaan oo sii gaar ah loo leeyahay hadanaa maa jirto manhaj kaa dhexeyaa iyagaa. Madama usaan jirin manhaj mideeya mid walbaa oo kamida waxa uu dhigaa manhaj lagaa leyahay wadankale lakiin waxay uu badaan yihiin manhajya kaa yimi wadamada carabta sababtuna waxay tahay waxa dhumaay gebi ahanbaa manhajki lagu dhigi jiraay dugsiyada hoose/dhexe iyo kuwa sare ee wadanka oo dhan.Ardaayda waxa laa baraa tariikhdaa wadamaa kale oo adunka ku yalaa iyo luuqada carabiga halka afka Soomaliga aan lagu dhigiin mid kamidaa iskuulada sidaa gaarka ah loo leyahay. Ardaydaa waxa loo dhigaa 16 ilaa 12 subjects hadanaa majirto haal class oo lagu dhigo afka Soomaliga.Waxa dhici kartaa ardayga Somaliyed inusaan wax aqoon ah uu lahayn gobolada dalkisa lakiinse uu yaqaan wadama carbeed gobolaadood iyo magaloyinkod.Waxa muhiim ah in qofku uu yaqaan juuqrafiga dalkisa kadibna uu barto wixi kale ee marka aqoon koroorsi uu ah.Aniga aragtidayda tacliin lantaa qofka waxay sabaabtaa xalsilooni daaro iyo foowdo.Hadaba baal si logaa baxo labadaan mushkiladood waa in laheela haal manhaj oo mideeya iskuulada wadanka oo dhaan lana heela iskuula lacag laan ah oo aay dhigaan karaan dhalinyarada sabolka ah ee anaan awoodi karin taclinta lacagta ah.
Waxan kulaa taalin lahaa maamulayasha iskulada iyo mulkiilayaasha ineey mideyaan manhajka iskuulada lana furaa jaamacado tayo leeh sii loohelo dhalinyaro aqoon leeh oo hufaan.Waxan sido kale kulaa talin lahaa ineey dhimaan lacagtaa fee-ga ah oo aay kaqadaan ardayda bishi kana dhigaan qime suraagal ah, lagana dhigo qime qof walbaa u awoodi karo in uu ilmihisa wax barasho u diro. Waxan sido kale aan ku wanin lahaa iskulkul walba oo ku yaal geyiga Somaaliya inu 10 ardaay oo kamida bulshada sabolka wax lagu baro lacag laan sii Somalidu ugaa baxdo sabool nimada cilmiga.
Azlan Ibrahim Artan Beldaje ( Ahmed Hajji Bakiin)
0 Comments