Reer Ba’ow yaa ku Leh....??? Waa qoom
halagsamay, aana laga sugeyn wax rajo nololeed ah
Maalin wacan waa Dr Saleebaan Xaglatoosiye wa murashax u taagan xilka madaxnimada ‪‎Puntland‬ xilligaasi wuxu ka soo degay Garoonka BanderQasim ee Bosaso boqolaal dadweyne ah oo aan ku jira soo dhoweeyey wuxuu sheegin inu yahay Murashax Madaxweyne ka yara u ku qancin, Bosaso kaddib wuxuu booqday Qardho halkaas oo u kula kulmay Cabdullahi Muuse (Kiin-Koor) oo xilligaas sheegtay Boqornimada Maxamuud Saleebaan, Duco iyo jeeb gelis kaddib, Garoowe kolku yimid ninkii shalay Bosaso ka laha Murashax Madaxweyne ayaan ahay hankiisi wuxuu noqday doorasho ku xigeen, waa hamiga Dhulbahante noloshood ugu weyn, in kasta oo geesinimo u suubiyey Gen. Ilka-Jiir oo beesha Warsengeli ka diiday in murashax guddoomiye baarlamaan isku taagan,hadana Halkaasi waxaa ka fa'iideystay Qoyska yar ee Leelkase, ceebta ugu weyn waxay dhacday kolkii la dhamaystiray saddexdii walaal ee meheradu u furneed kii ugu dambeeyey ee Ciise Maxamuud oo Faroole Madaxweyne u noqday, Hore Col. Cabdullahi Yey & Gen. Cadde Muuse ayaa xilka uga horreeyey iska faham waa Cumar iyo Cismaan,

0 Comments