Hambalyo Hambalyo Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
rabbi idinka tuugene
ifka ifka nolol raaxo wacan
, Waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa Cumar Xuseen Iyo Khadiijo Axmed Maxamed oo meherkodu ka dhacay 17 Oct 2014 magaalada Riyadh ee dalka Sucuudiga, Waxaan leeyahay noqda reerkii isku reeya, isku raga, isu riyaaqa dega rug rays qabow oo ka rumeeyey dhigista Rukumadii Nolosha, Rabbi haydin kala siiyo ubad idinka iyo waalidkiinba anfaca, Meherkiinana ku gaadha aqalgalkiina idimka Eebbe.
Ayniyohow aan wali curan
adiguna Khadiijoy
axdigiyo jacaylkaba
noqo rux adkeyso
arooskiinu waa guul
duco iyo adkaarbaan
Alle idinka tuugne
duco iyo adkaarbaan
rabbi idinka tuugene
ifka ifka nolol raaxo wacan
Cumaroow aduunyadu
waa ayaamo qura
Aasaaska gurigiyo
ayatiinka noloshaba
arooskiinu waa guul
duco iyo adkaarbaan rabbi idinka tuugene
ifka ifka nolol raaxo wacan
0 Comments