Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Faa'iidada uu leeyahay mooska

Mooska aad cuntaa waxa uu kaa fogaynaysaa in aad isbitaal
aado calashan waxaa ku jira macaadin vitamins protein carbohaydrates calcium sodium phosphor magnesium Manganese zinc Potassium caruurtana waa lasiin karaa si ay u helaan macaadintas aan soo sheegnay 2 xabo oo aad cuntaa waxa ay ku siinaysaa awood ama energy gaaraya 90 daqiiqo waxa uuna daawo u yahay ama u fiican yahay:-
Taageer Yuusuf Cali 1: Murugada ayuu yareeyaa waxaa laga helaa maado la dhaho triptovan oo jirka murugadiisa yaraysa Sida Dhaqaatiirta Sheegeen
2: Dhiiga ayuu xoojiyaa wareegiisana si fiican ayuu uga qayb baqaataa
3: Xawaaraha dhiigana wuu yareeyaa faqriga dhiigana wuu ka hortagaa
4: waxoo kaloo ka hortagaa yaraynta cusbada in jirka ku badato taasoo keeni karta dhiikar
5: Morning sickness taaso ah in aad subaxii xanuun dareento halka Marko Cadeey, Janaale & Jamaame IWM laga isticmaalo qahwo iyo moos subaxii
6: Waxoo kaloo ka hortagaa waxyeelada kaneecada sida malariya.
7: Maskaxdana wuu dajiyaa nashaad ayuuna siiyaa maskaxda
8: Ulcers ama boogta gaastarikaa daawo ayuu u yahay
9: Waxa uu yareeyaa kuleelka jirka taasoo
ilmaha caloosha ku jira uu diirimaad siiyo
10: Waxa uu isla simayaa garaaca wadnaha iyo biyaha jirka ku jir
11: Jirkana liisho ayuu ka dhiga
12: Kiliyaha wuu u wanagsan yahay
13: Cudurada maqaarkana wuu ka hortagaa sida (gout)




Yusuf@journalist.com  

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement