Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Faysal Cali Waraabe oo wiilkiisu Daacish ku biiray

Faysal Cali Waraabe waxaa u Qeybta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC u xaqiijiyey in wiilkiisa Sayid
Xuseen Faysal u ku biiray kooxda Argagaxisada ee Daacish..... Faysal Cali oo ah hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sheegay in Abu Shuceyb Al-Soomaali u isagu dhalay.... waxana u sheegay in Wiilkisu ka soo baxsaday dalka Finland ee qaarada Yurub 

Dowladda Finland iyadu waa xaqiijisay in Muwadiin wadankeeda ka tegay u ku biiray kooxda Argagaxisada Daacish ee dalalka Ciraaq Iyo Suuriya.

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement