Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Amisom Oo Bombo Ku Xirtay Dad Soomaaliyeed

Waa ficil cadowtinimo oo ka baxsan binu aadantinimada waxaa ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidanka Amisom ayaa dad Soomaaliyeed oo beeraleey ah bombo ku xira;  kadibna qarxiyay iyagoo uga aargoosan Alshabaab oo jidka u gashay. 

Toddoba beeraleey Soomaaliyeed ayaa ciidanka Amisom bom ku xireen kadibna sidii argagaxisada Alshabaab u qarxiyeen.

Waan cambaarayn falkaasi wuxuushnimada ah, waana inaan meel uga soo wada jeensana ficillada foosha xun.

Amisom waxaa loo keenay badbaadinta dadka Soomaalida ee looma keenin xasuuqa, ka aarsiga iyo gubitaanka dadkeenna.

Dowladda Soomaaliya waxaa looga fadhiya tallaabo sharci ah inay ka qaado kuwa jarriimada geystay, muwaadiniinta Soomaaliduna ay helaan caddaalad.

<iframe width="400" height="500" frameborder="0" src="https://www.bbc.com/somali/av-embeds/war-58163501"></iframe>

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement