Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Boosaaso iyo Gaalkacayo nimmeey u kala duwan yihiin Puntland laguma aamini karo.

Horjooge Deni wuxuu yidhi "boqol iyo kontonka kun ee doollar, oo xukuumadda Soomaaliya ugu deeqday dayactirka jidadka magaalada Boosaaso waa in lagu celiyaa halkay ka timid ama la igu soo wareejiyaa, balse labadii boqole kun ee doollar oo ra'iisul wasaare Xasan Cali Khayre garoonka kubadda ee Gaalkacayo ugu deeqay; celis ma leh.
" Boosaasoy soo celi, Gaalkacayooy cun.... Caqligaasi waa midka Maxamuud Saleebaan 21 sanno Puntland ku hogaaminayay, nasiib darro laakiin maanta ma filaayo inuu Boosaaso ka shaqayn doonno waayo indho fiishtii way indho dillaacsatay
.

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement