Xasuuqii Xaafada Garsoor oo dhacay 1 iyo 1 Bisha Sept 2011 ayaa aha mid loo geystay caruur iyo haween degana xaafada oo ka soo jeeda
beesha Leelkase, Xasuuqan ayaa loo gudbiyey dacwadiisa qaramada midoobay
Dambiilayaashii huriyey xasuuqii xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacayo ayaa loo gudbiyey magacyadooda Maxkamada denbiyada dagaalka ee Qaramada Midoobay Heeg
Ragga magacyadooda la gudbiyey ayaa qaarkood ka soo jeedan gobolka Mudug halkaa qaar kale ka yimadeen deegaano ka baxsan gobolka Mudug balse ka tirsan Maamul goboleedka Puntland
Xasuuqa foosha xuma ayaa lagu barakaciyey laguna dilay laguna boobay dad badan oo ka soo jeeda beesha Leelkase (tanade-daarood) kuwaas oo sii arxan la'aan ah loo xasuuqay, Intaa badana waxay dadkaasi ahayeen Caruur iyo Haween aan waxba galabsan
Ragga magacyadooda la gudbiyey ayaa waxaa ka mid ah
Gobolka Mudug

2. Dambiile Cabdulqadir Cabdinuur Xaashi
3. Dambiile Maxamed Yusuf Gaagaab
4. Dambiile Gaade Yare
5. Dambiile Caano Geel
6. Dambiile Ilka dheere
7. Dambiile Dhagaweyne
8. Dambiile Maxmaed Muuse
Kuwa aan ka soo jeedin gobolka Mudug
1. Dambiile Cabdiraxmaan Faroole
2. Dambiile Cumar Feraweyne
3. Dambiile Muxuyadiin Axmed Aw Muuse
2. Dambiile Cumar Feraweyne
3. Dambiile Muxuyadiin Axmed Aw Muuse
liis aay ku qoran yahiin raggan ayaa loo gudbiyey Qaramada Midoobay, Sidoo kale Tvga SomaliChannel ayaa soo bandhigay barnaamij gaar ah oo ku sabsan xasuuqa loo geystay shacabka iyo dadka xaafada Garsoor ee ka soo jeeda Beesha Leelkase
Dhanka kale, Madaxweynaha xilligan ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waqtiga xasuuqa u dhacayay aha Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya isagoon ka hadlin dhibaatada, laftigiisa ayaa dad b adan leeyahiin wax ayuu ka oga xasuuqa maddama kuwa geystay xasuuqan yahiin qoyskiisa....
Sharcigu waa mid la hor keeni doono mid kasta oo denbi iyo dhibaato u geystay shacabka Soomaaliyeed, mid kasta oo xasuuqay caruur iyo haween Soomaaliyeedna waxaa sharci ah in maxkamad cadaalad ah la horkeeno...
0 Comments