Alshabaab Iyo Hoggaanka cusub kaddib geerida Godane
Kooxda alshabaab ayaa u magacaabtay Axmed Diiriye Cabdi
kariim (Ubu Cubeyda) hoggaamiyaha cusub kaddib geeridii Axmed Godane oo ku dhintay duqeyn Maraykanku fuliyey taladadii, Sidaa waxaa shaaciyey Cali Dheere
0 Comments