إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَInaa lilaahi wax inaa ileyhi Raajucuun
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Qoyska Allah ha u naxariiste Suldaan Maxamed Cali, Iyo Shacabka Soomaaliyeed guud ahan, Waxaan uga tacsiyeeyn geerida Suldaan Maxamed Cali oo magaalada Garoowe lagu dilay...
waxaan Marxuumka Ilahay Uga Baryaya Inuu Naxariistii janno ka waraabiyo, Ehelkiisa iyo qaraabada u samir iyo imaan ka siiyo, waxan rajeyn in kuwa dilay Suldaanka cadaalada la hor keeno
Tacsidan waxaa diraya ... Yusuf Ali Adan
0 Comments