Ad Code

Responsive Advertisement

Maxaa u dambeeyey

6/recent/ticker-posts

Mahadsaniid Rabbiyow

Mahadsaniid Rabbiyow, Waa Ereyo ka yimid qalbigeega Habeenimadii xalay 27 Bisha Luulyo, runtii waxay ii aheyd dareen
murugo badan balse qalbigu wuxuu aha mid rajo iyo himilo higsan

Akhris Wanaagsan, Waana Mahadsan tahiin 
-----------------------

Ha daymoonin weligaa 
Daarahan dadba dhistee
Dalkaagii burburisay
Dadkaagii dooxatay

Dowladnimo ma ogolid 
Daruufba ku wareejin
Diggaaga meel la seexata
Derejase mooda

Dugaal kuma aha
Dal aan kaaga aheyn
Doqonimo weeye
Dhiso deegaankaga

Dhadhan ma leh
Duur wareeg
Dudumo daaqsinkaaga
Derejo ku leh

Dul joogaha sare
Darxumadeena waa u jeeda
Deeqdiisu waa lagama daalaane
Duceyso oo dereji ka sug




27 July 2014

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement